Cesraa 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkaan waxaas maqlay ayaan dharkaygii iyo go'aygii jeexjeexay, oo timihii ku yiil madaxayga iyo gadhkaygana waan iska rifay, oo waxaan fadhiistay anigoo wareersan.

Cesraa 9

Cesraa 9:1-6