Cesraa 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba idinku dhawra oo xajiya ilaa aad ku hor miisaantaan wadaaddada sare, iyo kuwa reer Laawi, iyo amiirrada qolooyinka reer binu Israa'iil, idinkoo jooga qolladaha guriga Ilaah ee Yeruusaalem.

Cesraa 8

Cesraa 8:19-36