Cesraa 8:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo reer Netiiniim oo ay Daa'uud iyo amiirradiisii u dhiibeen adeegiddii reer Laawi oo laba boqol iyo labaatan ahaa, oo dhammaantoodna ninba magiciisii baa loogu yeedhi jiray.

Cesraa 8

Cesraa 8:18-25