Cesraa 8:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga waxaan ku soo wada ururiyey webiga u socda xagga Ahawaa, oo halkaasaannu degganayn saddex maalmood; markaasaan dadkii iyo wadaaddadii u fiirsaday, oo halkaasna kama aan helin mid reer Laawi ah.

Cesraa 8

Cesraa 8:11-20