Cesraa 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Baabuloon ayuu ka soo baxay bishii kowaad maalinteedii kowaad, oo wuxuu Yeruusaalem yimid bishii shanaad maalinteedii kowaad, sidii ay gacantii Ilaahiisa oo wanaagsanayd u saarnayd.

Cesraa 7

Cesraa 7:6-15