Cesraa 7:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa ammaan leh Rabbiga ah Ilaaha awowayaashayo, oo boqorka qalbigiisa geliyey wax sidanoo kale ah, inuu ku qurxiyo guriga Rabbiga oo Yeruusaalem ku yaal,

Cesraa 7

Cesraa 7:25-28