Cesraa 7:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo adigoo Cesraa ahu xigmadda Ilaahaagu ku siiyey ku dooro xaakinno iyo qaadiyo u garsoora dadka webiga ka shisheeya oo dhan, in alla inta taqaan sharciyada Ilaahaaga, oo kii aan aqoonna bara.

Cesraa 7

Cesraa 7:19-28