Cesraa 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan amar ku bixinayaa in dadka reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadooda, iyo reer Laawi, inta boqortooyadayda ku jirta, ee ikhtiyaarkooda u doonaya inay Yeruusaalem tagaan, ay dhammaan ku raacaan.

Cesraa 7

Cesraa 7:11-22