Cesraa 7:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Cesraa wuxuu qalbigiisa u diyaariyey inuu doondoono oo sameeyo Rabbiga sharcigiisa iyo inuu reer binu Israa'iil baro qaynuunno iyo xukummo.

Cesraa 7

Cesraa 7:7-11