Cesraa 4:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Yeruusaalem waxaa xukumi jiray boqorro xoog badan, oo waxay u talin jireen inta webiga ka shishaysa oo dhan, oo gabbaro, iyo canshuur, iyo baadba waa la siin jiray.

Cesraa 4

Cesraa 4:12-24