Cesraa 2:8-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. reer Satuuna sagaal boqol iyo shan iyo afartan,

9. reer Sakayna toddoba boqol iyo lixdan,

10. reer Baaniina lix boqol iyo laba iyo afartan,

11. reer Beebayna lix boqol iyo saddex iyo labaatan,

12. reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

Cesraa 2