Cesraa 2:42-44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

42. Oo kuwii irdaha dhawri jiray oo ahaa reer Shalluum, iyo reer Aateer, iyo reer Talmon, iyo reer Caquub, iyo reer Xatiitaa, iyo reer Shobay, kulligood waxay isku ahaayeen boqol iyo sagaal iyo soddon.

43. Oo reer Netiiniimna waxay ahaayeen reer Siixaa iyo reer Xasufaa, iyo reer Tabbaacood,

44. iyo reer Qeeros, iyo reer Siicahaa, iyo reer Faadoon,

Cesraa 2