33. Wiilashii Xaashumna, Matenay, iyo Matataah, iyo Saabaad, iyo Eliifeled, iyo Yereemay, iyo Manaseh, iyo Shimcii.
34. Wiilashii Baaniina, Macaday, iyo Camraam, iyo Uu'eel,
35. iyo Benaayaah, iyo Beedyaah, iyo Keluux,
36. iyo Wanyaah, iyo Mereemood, iyo Eliyaashiib,
37. iyo Matanyaah, iyo Matenay, iyo Yacasay,
38. iyo Baanii, iyo Binnuwii, iyo Shimcii,
39. iyo Shelemyaah, iyo Naataan, iyo Cadaayaah,
40. Maknadbay, iyo Shaashay, iyo Shaaray,
41. iyo Casareel, iyo Shelemyaah, iyo Shemaryaah,
42. iyo Shalluum, iyo Amaryaah, iyo Yuusuf.