Caamoos 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa isaga kan qolladihiisa sare samada ka dhistay, oo hoygiisa hoose ee isku qabtana dhalka ku aasaasay, oo intuu biyaha badda u yeedha dhulka korkiisa ku daadiya, magiciisuna waa Rabbi.

Caamoos 9

Caamoos 9:1-12