Caamoos 9:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xataa hadday hoos u qodaan ilaa She'ool, gacantaydaa halkaas ka soo saari doonta, oo xataa hadday samada fuulaan anigaa ka soo dejin doona halkaasna.

Caamoos 9

Caamoos 9:1-3