Caamoos 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas waxaan sare kicin doonaa taambuuggii Daa'uud oo dhacay, waanan awdi doonaa daldaloolkiisa, oo jajabkiisana waan sare kicin doonaa, oo waxaan u dhisi doonaa sidii waagii hore,

Caamoos 9

Caamoos 9:9-15