Caamoos 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo bal eeg, wuxuu sameeyey ayax markii fufkii dambe bilowday, oo bal eeg, waxay ahayd fufkii dambe markii boqorka cawskiisa la gooyay dabadeed.

Caamoos 7

Caamoos 7:1-11