Caamoos 5:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo aad ii bixisaan qurbaannadiinna aad gubtaan iyo qurbaannadiinna hadhuudhka ah anigu aqbali maayo, oo qurbaannadiinna nabaadiino oo xoolihiinna buurbuuranna dan ka yeelan maayo.

Caamoos 5

Caamoos 5:18-27