Caamoos 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed laba ama saddex magaalo ayaa magaalo u soo wareegay inay biyo ka cabbaan aawadeed, oo kamana ay wabxin, laakiinse iima aydaan soo noqon ayaa Rabbigu leeyahay.

Caamoos 4

Caamoos 4:6-13