Caamoos 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Magaalooyinkiinna oo dhan waxaan idinku siiyey ilko nadiifsan oo ka timaado cuntola'aan ka dhacda meelihiinna oo dhan, laakiinse iima aydaan soo noqon.

Caamoos 4

Caamoos 4:5-13