Caamoos 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Cadow baa dalka hareerayn doona, oo isna xooggiinna wuu idinka qaadi doonaa, oo daarihiinna waaweynna waa la wada dhici doonaa.

Caamoos 3

Caamoos 3:10-13