Boqorradii Labaad 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo adna waa inaad laysaa reerka Axaab ee sayidkaaga, inaan ka aargudo dhiiggii addoommadaydii nebiyada ahaa, iyo addoommadii Rabbiga oo dhan ee ay Yesebeel daadisay.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:1-15