Boqorradii Labaad 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu yimid ayuu arkay saraakiishii ciidanka oo fadhida; oo wuxuu ku yidhi, Sirkaalow, farriin baan kuu wadaa. Markaasaa Yeehuu yidhi, Kayagee baad u waddaa? Isna wuxuu yidhi, Adigaan kuu wadaa, sirkaalow.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:1-10