Boqorradii Labaad 9:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed way soo noqdeen, oo isagii bay u soo sheegeen. Wuxuuna yidhi, Kanu waa eraygii Rabbigu kaga hadlay addoonkiisii Eliiyaah kii reer Tishbii isagoo leh, Beerta Yesreceel dhexdeeda ayaa eeydu ku cuni doonaan Yesebeel hilibkeeda.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:31-37