Boqorradii Labaad 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas waxaad qaadataa weelka saliidda ah oo madaxiisa ku shub, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Waxaan kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya dalka Israa'iil. Oo markaas intaad albaabka furtid carar oo innaba ha raagin.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:1-9