Boqorradii Labaad 9:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yeehuu qaansadiisii ku xooday xooggiisii oo dhan, oo Yooraam ku dhuftay labada garab dhexdooda, oo fallaadhiina waxay ka mudhbaxday wadnaha, markaasuu ku dhex dhacay gaadhifaraskiisii.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:16-34