Boqorradii Labaad 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Yooraam Yeehuu arkay ayuu ku yidhi, War Yeehuu, ma nabad baa? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, War xaggee nabadu joogtaa inta hooyadaa Yesebeel dhillanimadeedii iyo sixirnimadeediiba ay aad u badan yihiin?

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:12-23