Boqorradii Labaad 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waardiyihii wuxuu kor taagnaa noobiyaddii Yesreceel, oo wuxuu arkay kooxdii Yeehuu oo soo socota; markaasuu yidhi, Waxaan u jeedaa koox. Yooraamna wuxuu yidhi, Nin faras wata u dir, oo ha ka hor tago, oo ha ku yidhaahdo, War ma nabad baa?

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:10-23