Boqorradii Labaad 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay yidhaahdeen, Taasu waa been; ee bal hadda noo sheeg. Markaasuu yidhi, Saas iyo saas buu igula hadlay, oo igu yidhi, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Waxaan kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya dalka Israa'iil.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:4-18