Boqorradii Labaad 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliishaa u yeedhay mid qoonkii nebiyada ka mid ahaa, oo wuxuu ku yidhi, War guntiga isku giiji, oo weelkan saliidda ahna gacanta ku sii qaado, oo waxaad tagtaa Raamod Gilecaad.

Boqorradii Labaad 9

Boqorradii Labaad 9:1-11