Boqorradii Labaad 8:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yooraam u gudbay xagga Saaciir, isagoo wata gaadhifardoodkiisii oo dhan; oo intuu habeennimo kacay ayuu laayay reer Edom oo hareereeyey isaga iyo saraakiishii gaadhifardoodka, dadkiina waxay ku carareen teendhooyinkoodii.

Boqorradii Labaad 8

Boqorradii Labaad 8:15-24