Boqorradii Labaad 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii sara joogsatay oo yeeshay sidii eraygii ninkii Ilaah ahaa; oo way tagtay iyada iyo reerkeediiba oo intii toddoba sannadood ah ayay degganayd dalkii reer Falastiin.

Boqorradii Labaad 8

Boqorradii Labaad 8:1-8