Boqorradii Labaad 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee Rabbigu ma uu doonaynin inuu dalka Yahuudah baabbi'iyo, sababtuna waa addoonkiisii Daa'uud aawadiis, waayo, wuxuu u ballanqaaday inuu isaga iyo carruurtiisa had iyo goorba laambad siiyo.

Boqorradii Labaad 8

Boqorradii Labaad 8:12-29