Boqorradii Labaad 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yooraam oo ahaa ina Axaab boqorkii dalka Israa'iil sannaddiisii shanaad, oo Yehooshaafaadna dalka Yahuudah boqorka ka ahaa, ayaa Yehooraam ina Yehooshaafaad dalka Yahuudah boqor ka noqday.

Boqorradii Labaad 8

Boqorradii Labaad 8:9-25