Boqorradii Labaad 7:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed way kaceen oo carareen intay fiidkii ahayd. Waxayna ka tageen teendhooyinkoodii, iyo fardahoodii, iyo dameerahoodii, iyo xataa xeradiina siday ahayd; naftoodiina way la carareen.

Boqorradii Labaad 7

Boqorradii Labaad 7:3-13