Boqorradii Labaad 6:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii boqorkii naagtii hadalkeedii maqlay ayuu dharkiisii dildillaaciyey; (oo markaas wuxuu dul marayay derbiga), oo dadkiina way wada arkayeen inuu jidhkiisii ku guntaday joonyado.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:21-32