Boqorradii Labaad 6:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana markay isagii u soo dhaadhaceen ayaa Eliishaa Rabbiga baryay oo yidhi, Rabbiyow, waxaan kaa baryayaa inaad dadkan indhabbeel ku riddid. Oo isna indhabbeel ayuu ugu riday sidii eraygii Eliishaa u ahaa.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:8-21