Boqorradii Labaad 5:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagiina intuu gudaha galay ayuu sayidkiisii hor istaagay. Markaasaa Eliishaa ku yidhi, Geexasiiyow, xaggee baad ka timid? Isna wuxuu yidhi, Anigoo addoonkaaga ahu meella ma tegin.

Boqorradii Labaad 5

Boqorradii Labaad 5:15-26