Boqorradii Labaad 5:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Eliishaa wuxuu yidhi, Waxaan ku dhaartay nolosha Rabbiga aan hor taagnahaye inaanan waxba kaa qaadanayn. Oo isna wuu ku sii cadaadiyey inuu qaato, laakiinse Eliishaa wuu diiday.

Boqorradii Labaad 5

Boqorradii Labaad 5:7-18