Boqorradii Labaad 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu tegey, oo sidii ninkii Ilaah isaga ku yidhi ayuu yeelay, oo Webi Urdun ayuu toddoba jeer liimbaday; oo jiidhkiisiina mar kaluu u soo noqday isagoo u eg ilmo yar jiidhkiis, nadiif buuna noqday.

Boqorradii Labaad 5

Boqorradii Labaad 5:13-15