Boqorradii Labaad 4:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa midiidinkiisii wuxuu ku yidhi, War waa sidee, ma intanaan boqol nin hor dhigaa? Laakiinse isagii wuxuu yidhi, Dadku ha cuneene sii; waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Way cuni doonaan, oo weliba wax bay reebi doonaan.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:40-44