Boqorradii Labaad 4:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Eliishaa haddana wuxuu yimid Gilgaal; oo wakhtigaasna dalku abaar buu ahaa, oo isagana waxaa hortiisa fadhiyey qoonkii nebiyada ahaa; oo isna midiidinkiisii ayuu ku yidhi, Dheriga weyn dabka saar oo qoonka nebiyada ah maraq u kari.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:31-39