Boqorradii Labaad 4:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu Geexasii ku yidhi, War guntiga isku giiji, oo ushayda gacanta ku qabso oo tag, oo haddaad qof la kulantid, ha salaamin, oo haddii qof ku salaamana, ha u jawaabin, oo ushayda waxaad saartaa wiilka wejigiisa.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:23-36