Boqorradii Labaad 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay ninkii Ilaah buurta ugu timid ayay cagihiisii qabsatay. Oo Geexasii baa u soo dhowaaday inuu ka durkiyo, laakiinse ninkii Ilaah baa yidhi, War iska daa, waayo, nafteedu way welwelsan tahay, oo Rabbiguna taas wuu iga qariyey, iimana sheegin.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:18-28