Boqorradii Labaad 4:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay dameer kooraysatay, oo midiidinkeedii waxay ku tidhi, Igu kaxee oo hore u soco, oo anigoo kugu amra mooyaane ha i raajin.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:17-28