Boqorradii Labaad 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waan ku baryayaaye aynu isaga derbiga uga samayno qol yar, oo halkaas u dhigno sariir, iyo miis, iyo kursi, iyo laambad; oo waxay ahaan doontaa markuu inoo yimaadoba inuu halkaas ku leexdo.

Boqorradii Labaad 4

Boqorradii Labaad 4:1-13