Boqorradii Labaad 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba boqorkii reer Moo'aab oo Meeshaac ahaa ido buu lahaa, oo wuxuu boqorkii dalka Israa'iil baad u siin jiray boqol kun oo baraar ah, iyo boqol kun oo wan dhogortood.

Boqorradii Labaad 3

Boqorradii Labaad 3:1-8