Boqorradii Labaad 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Eliishaana wuxuu yidhi, Waxaan ku dhaartay Rabbiga ciidammada oo aan hor taagnahay noloshiisa ee hubaal haddii aanan xurmaynayn horjoogidda Yehooshaafaad oo ah boqorka dalka Yahuudah, xaggaaga ma aanan fiiriyeen kuna arkeen.

Boqorradii Labaad 3

Boqorradii Labaad 3:7-18