Boqorradii Labaad 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Yehooraam ina Axaab ayaa dadka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, taasuna waxay ahayd sannaddii siddeed iyo tobnaad ee Yehooshaafaad boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuuna boqor ahaa laba iyo toban sannadood.

Boqorradii Labaad 3

Boqorradii Labaad 3:1-2