Boqorradii Labaad 25:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bishii shanaad, maalinteedii toddobaad oo ahayd sannaddii sagaal iyo tobnaad oo Nebukadnesar boqorkii Baabuloon ayaa waxaa Yeruusaalem yimid Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii askarta oo ahaa addoonkii boqorkii Baabuloon.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:1-12